Golaha aqalka sare ee dalka oo ansixiyay Sharciga Qaxootiga iyo Magangalyo doonka

0
92

Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha aqalka sare ee dalka ayaa ansixiyay Sharciga Qaxootiga iyo Magangalyo doonka,kana dooday hindise sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka shaqaalaha Rayidka.

Ansixinta sharcigaan waxaa kasoo qayb galay qaar kamid ah xidhibaanada Golaha aqalka sare iyo wasiiro katirsan xukumada federaalka Soomaali.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud