Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Xarag dheere ee gobalka Gedo.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 15 Arday oo Dhameeysatay Xifdinta Qura,anka kariimka ah isla markaana ka aflaxday madarisada al Aqsaa ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Xagar dheer ee gobalka Gedo .

Munasabada Ardaydan lagu sugoorinayay waxa kaso qeeyb galay maamulka Madarasada Waalidiin macalimiin iyo marti Sharaf kale .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys isaaq.