Tababar kusaabsan Marwo caafimaad oo laga daah furay Dhoobleey.

0
211

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimaadka Doowalad gobaleedka Jubbaland ayaa tababarka kusaabsan mashruuc marwo caafimaad ka bilowday Degmada Dhoobley ee gobalka Jubada hoose.

Tababarka furantaankiis waxaa ka qayb galay gudoomiyaha Degmada dhoobley Xasan Cabdi xaanshi iyo iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Degmada dhoobley Dr Cabdifitaax Axamed iyo bahada Caafimaadka Degmadaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.