Tababar ku saabsan shareecada islaamka oo laga furay Berbera

0
101

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga Dacawada Al kheeyri ayaa Magaalada Barbara ka Daah Furay Tababar lagu Barnaayo Culuumta kala duwan ee shareecada Diinta Islaamka.

Tababarkaan oo socnaayo mudo afar maalin ah ayana waxan ka qeyb galay 12 Macalin oo ka kala yimid tulooyinka hoos yimaada magaalada Barbara iyo isku Duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Gobalka Saaaxil ee Soomaliland.

Warbixintaan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys isaaq