Gudiga gacanta ku haya dhismaha Ceelbiyoodka masaajidka Daarul Qur’aan oo codsaday in laga qayb qaato.

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga iyo culimada gacanta ku haysa dhismaha ceelbiyoodka masjidka Daarul Qur’aan ee magaalada Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed iyo Hay’addaha Samafalka ka codsaday in ay ka qayb qaataan Dhismaha Ceelka.

Qadista  ceelbiyoodkan ayaa waxa uu muhiim u yahay bulshada Xaafada iyo dadka kusoo dukado masaajidka daarul qur’aan.

Warbixintaan waxaa soo jeedinaya  Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.