Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 50 qoys oo isugu jiro Barkacayaal iyo kuwa Danyar ah islamarkaanka ku nool Kaamamka ku teedsan Waqooyiga magaalada Kismaayo aya Dib u dijin loogu sameeyay Guryaha xalka waaro ee deegaanka luuq low.
Dib udijtaan ayaa waxaa sameyay Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adaha UNCHR iyo NRC .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.