Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Dib-u-howlgelinta Sheybaarka Hubinta Tayada Dhismaha Dowladda Hoose ee Xamar,
Xaruntan ayaa waxaa ka howlgali doonaan qubaro u dhashay dalka Turkiya, si loo tayeeyo dhismooyinka Magaalada Muqdisho.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen