Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Caafimaadka Maamulka Somaliland Xasan Maxamed Cali ayaa xariga ka Jaray dhisme Cusub oo Hayada kaalmo ku kordhisay Qaybta Qaliinka ee cisbitaalka Borama ee Gobalka Owdal.
Munaasbadda xariga jarka wax kasoo qayb galay maamulka magaalada Borama Wasiiro katirsan maamulka Soomalind masuuliyiin kasocotay Hayada kaalmo iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.