Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka gobolka Togdheer ayaa magaalada Burco ka dhagax dhigay dhismaha buundo isku xidhi doonta xaafadaha Balaasa iyo Aktoobar ee magaaladaasi.
Dhagaxa dhiga dhismahaaan ayaa waxaa goob jog ahaa maamulka gobalka Togdheer , kan degmada Burco , iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey