Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa shixnad gargaar ah kala wareegtay Doowalada Ruushka taasi oo loogu talagalay dadka ay sameenta ka soo gaartay daadadka iyo fatahaadaha.
Gargaarkaan ayaa noqanaayo kii labaad waxaa uu ka koobanyahay 25000 oo Qamadi ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud