Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay isbitaalka degmada Ceeldheer

0
196

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Gargaarka Maareeynta Masiibooyinka Qaranka ee sodama iyo Agaasimaha Caafimaadka Madaxtooyadda ayaa Deeq daawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud.

Deeqda Daawada ah waxaa goob joog ka ahaa maamulka isbitaalka, odayaasha dhaqanka , Haweenka, dhalinyarada iyo qaybaha kale ee Bulshada Degmada Cèeldheer.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.