Maamulka gobolka Banaadir oo bulshada ku amray ineey ma shaqeyaan nadaafadda

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-IMaamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Awaamiir la xariirta Faya-dhowrka goobaha loogu adeego bulshada iyo shaqaalaha ka howlgala si loogu hortako Cudarada Faafa ee lays qaadsiiyo.

Awaaniirtaan loogu hortakaayo Cudarada Faafa ayaa lagu kor joogtayn Dona dhaman xarumaha loogu adeego Bulshada Sida Hotelada maqaayadaha Biibitooyinka Timajarayaasha gobaha leysku Qurxiyo Iyo Dukaamada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.