Adeegyo caafimaad oo bilaash oo loo sameeyay danyar ku nool Hargeysa

0
81

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda caafimaadka Soomaliland  oo kaashanaysa Haay,Adda  Qatar charity iyo Isbitaalka gargaar ayaa magalada hargeysa ka fuliyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah.

Adeegyadan caafimaad ayaa waxaa ka mid ahaa  qaliimo loo fuliyey carruurta wadnuhu daloolo ee ku nool magaalada hargeysa iyo nawaaxigeeda.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.