Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaradda Gargaarka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa magaalada jowhar kuqabtay kulan kusaabsan sidii looga hortagi lahaa leexinta gar gaarka loogu tala galay dadka danyarta .
kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda gar gaarka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Maamulka magaalada jowhar ganacstada iyo bulshada qaybaheed kale duwan.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.