Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 20 Arday oo Dhameeysatay Xifdinta Qura,anka kariimka ah iyo Axaadiista isla markaana ka aflaxday madarisada imaamu shaafici ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Jowhar.
Munasabada Ardaydan lagu sugotinayay waxa kaso qeeyb galay maamulka madarisada imaamu shaafici Waalidiin macalimiin iyo marti Sharaf kale .
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq