Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaankan Quracleey oo ka mid ah deganada hoos yimaado Degmada matabaan ee gobolka hiiraan ayaa waxaa ka jiro xalad biyo yari
Deganka ma leh wax Ceelbiyood ah waxeyna mar Mar helaan Biyo Booyad looga keeno Matabaan iyo Ceelgaal.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen