Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkan jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay madaxa fayadhowrka wasaarada caafimaadka Soomaliland ayuu kaga hadlay cuduro ka dhashay xiliga kuleelka ee hada lagu jiro.
Xanuunada xiligan deeganada Soomaliland ka dilaacay ayaa waxaa kamid ah Shibanboyoodka oo dhowr qof ugeeriyoodeen.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan