Shir sannadkeedka 6-aad ee garsoorka dalka oo ka furmay Muqdisho.

0
129

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa laga daahfuray shirka 6-aad ee Garsoorka dalka kaasi oo looga hadlayo arimaha dowlad wanaagga cadaaladda iyo ka hortagga musuq maasuqa .

Waxaa furitaanka shirka ka qeeyb galay dhamaan bahada garsoorka ,Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, taliyayaasha Ciidanka Booliska iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin