Buundo muhiim ah oo laga hirgeliyay Garoowe

0
203

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal ahne caasimada maamulka Puntland ayaa laga daah-furay dhismaha Buundo cusub oo ay yeelanyaso dagmada Garoowe .

Maamulka degmada iyo masuuliyin kale ayaa ka qeyb Galay Munaasabada Daah Furka dhimaha Buundada togga Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq