Baarlamanka Soomaliya oo bilaabay akhrinta koowaad Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika.

0
84

Baladweyne (Radio Beerlula)-kulankan mudanayaasha golaha shacabka baaralamaanka jamhuuriyada federaalka soomaaliya ayaa akhrinta koowaad lagu marsiiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika.

kulanka xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya oo ay goob joog ahaayeen 139 mudane ayaa ayaa waxa shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka baarlamaanka soomaaliya xildhibaan sacdiyo yaasiin samatar.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.