Tababar ku saabsan mashruuca u adkeysiga Cuntada iyo nafaqada oo laga daah furay Muqdisho

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray tababar ku saabsan mashruuca adkeysiga Cuntada iyo nafaqada kaasi oo loo qabtay Wasaaraddaha Xanaanada Xoolaha dalka.

Daahfurka mashruucaan ayaa waxa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin kasocotay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS , Wasiirada xanaanada Xoolaha maamul Goboleedyada dalka, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilala Daahir Waaneey.