Baladweyne (Radio Beerlula)Ttababar ku saabsan maareynta musiibooyinka dabiiciga ayaa lagu qabtay maagalada Hargaysa waxaana soo qaban qaabiyay Ururka Dowladaha hoose ee Somaliland.
Tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galaya maayarada magalooyinka soomalilnd.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.