Kulan looga hadlayay dhismaha buundooyinka Gedo oo lagu qabay Muqdisho.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kulankaan oo loogu hadlaayay sidii dib loogu dhis lahaa Buundooyinka Gobalka Gedo oo ay saameeyeen daadadku iyo fatahaadahii kudhuftay gobalka Gado ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho.

kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Haayada ALxaramo foundution iyo Gudiga dhismaha buundooyinka ee gobalka gedo kulanka waxaa goob joog ka ahaa odyaasha dhaqanka iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sadiya Maxamed Maxamuud.