Maamulka Kismaayo oo amar kasoo saaray dadka isticmaala caagadaha biyaha.

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Ciyaaraha, Dhaqanka iyo Farshaxanka ee Koonfur Afrika Zizi Kodwa, ayaa soo dhaweeyay go’aanka Shirkadda Xaraashka ee Guernsey ku joojisay in ay iibiso alaabihii uu iska lahaa Nelson Mandela.

Hay’ada Dhaxalka ee Koonfur Afrika (SAHRA) ayaa sheegtay in go’aanka joojinta iibka la gaaray kadib markii hay’addu wadahadal la gashay shirkadda Guernsey iyo Makaziwe Mandela.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.