Kulan looga hadlayay Arrimaha Cadaalada oo lagu soo xeray Kismaayo

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowalad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo gabagabaysay kulan wadatashi ah oo Shantii maalmood ee ugu dambeeyey u socday bahda Cadaaladda iyo garsoorka Dowalad gobaleedka Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Baahiyaha Cadaaladeed iyo Amni ee Deeganada Dowalad gobaleedka Jubbaland.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud