Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degmada Oodweyne oo gacan ka helayay shcabka degmada ayaa olole geedka garanwaaga looga jarayay kasameeyay iskuulka degmada oodweyne ee Soomaliland.
Geedka garanwaaga oo aad badan ayaa saameyn xoogan ku yeeshay waxbarashada iskuulka waxaana maanta si dhameystiran looga jaray boqolaal geed oo garan waa ah.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan