Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkaan oo kunool magaalada Baladweyne ayaa Bilaabay isticmaalka Som gaaska lagu karsado cuntada si ay u yareeyaan isticmaalka dhuxusha oo sababa u ah jaritaanka Dhirta.
Dhuxush ayaa laga keenaa Deegaano hoose yimaado magaalada Baladweyne iyadoo laga sameeyo geedaha taasi oo markaasi keni karto Nabadda guur kuyimaado Geedaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

