Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Allay-baday.

0
140

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Allay-baday ee Gobalka Gabiley ee Soomaliland ayaa lagu soo Gabagabeyay Tartan kubada cagta oo in muda ah halkaaasi ka socday ismarkaana loo qabtay ardayda Dhigato Dugsiga Hoose iyo dhaxe ee shiiq axmed Khaalid .

Guddoomiyaha Degmada Allay-baday maamulka Dugsiga shiiq axmed Khaalid Iyo Isu-duwaha Wasaaradda Ciyaaraha ayaana ka qeyb Galay soo Xiritaanka Tartanka .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq