Ardey baratay naxwaha carabiga iyo Axaadista oo munaasabad loogu qabtay Garoowe.

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu soo gaba-gabeynayay kutubo diini ah oo isugu jira Axaadiis iyo Naxwaha Carabiga oo inkabadnan labo sano arday uga socday magaaladaasi.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kamid ah Puntland,Culimo,iyo waxgar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim.