In ka badan 15 ruux oo cudurka shubanka ugu geeriyootay degmada Xawaadleey ee gobolka shabeellaha dhexe.

0
139

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Xawadleey ee mamulka  Hirshabeele  ayaa waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyoodka waxa oo soo Ritay  Bukaano Hor Leh  Xilli Uu Ka Dilaacay Degaano Hoos Yimaada Degmooyinka Jowhar Iyo Mahadaay ee Gobalka SHabeelada dhexe.

Inta laxaqiijiyay in ka badan 15 caruur ah ayaa ugeeriyotay cudurka waxaana xarumaha caafimaadka yaala tiro kale oo la ildaran.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.