Tartan kubadda cagta oo loogu talo galay is dhaxgalka bulshada oo lagu soo gabagabeeyey Baydhabo.

0
120

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo gabagabeyay tartan kubada Cagta ah.

Tarkanka ayaa waxaa loo qabtay kooxaha ka dhisan xaafadahaa magaalada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.