Shirka wadatashiga ee hananka qorsheynta dowladdaha hoose oo lagu qabtay Muqdisho.

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka wadatashiga ee hananka qorsheynta dowladdaha hoose kaasi oo diiradda lagu saarayo dib-u-eegista Hannaanka Qaran ee Wadajir.

Shirkan oo soco doona mudo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalay Xubno ka socday doolaha hoose ee dalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.