Mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne oo nolosha reerkiisa ka mareeya tolista kabaha.

0
80

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cabdiraxmaan Cabdi Maxamed oo ka mid ah Xogsatada magaalada Baladwyne ayaa nolosha reerkiisa ka mareeya xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan tolista kabaha isagoo nolosha reerkiis kamaareeyo shaqadan.

Kabaha go-an ayaa waxaa inta badan u keensado bulshada Magaalada isago ku talla mixaar iyo dun adag waxaana qofkasta uu ka qaada lacago uu kula hishiiyay .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.