Qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka Kalaal ee Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaarada cafimaadka XFS Dr Maxamad Xasan ayaa magaalada Muqdisho ka Daahfuray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka kalkaal taasi oo loogu talagalay in qaliimo loogu sameeyo caruurta Soomaaliyeed.

Dhismaha qeybtan waxaa iska kaashaday hergelinteeda Hey’adda Smile Train iyo maamulka isbitaalka iyadoo loo yeelay dhamaan qalabkii loogu tala galay qaliimada xaruurta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.