Waxgaradka degmada Jowhar oo tageeray dadaalada lagu xalinayo colaadii ka dhacday xadka Hiiraan iyo shabeellaha dhaxe.

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Jowhar ayaa Soo dhaweeyay in xal laga gaaray colaadii kataagneyd xadka labada gobol ee Hiiraan iyo shabeelaha Dhaxe.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in wax kasto oo tabasha ah lagu dhameeyo wadahadal iyo walaalnimo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.