Shir looga hadlayay xoojinta mashaariicda oo lagu qabtay Baydhabo

0
107

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xaruunta Wasaarada Qorseheyta Maalgashiga & Horumarinta dhaqaalaha Dowlad goboleedka koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa waxa ka Qabsoomay shir ay wada wada yeesheen wasiirka Wasarada Qorsheynta Mudane Husein Mohamud Sheikh Huseen, Agaasimaha guud Madaxtooyada Koonfur Galbeed iyo Agaasimayaasha guud Wasaaradaha KGS .

Shirka ayaa inta uu socday diirada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa dadaalada Kormeerka & Qiimeynta mashaariicda ee ay wasarada Qorshaynta Ay Wado sidoo kalena looguna diyaar garoobi lahaa dejinta Qorshaha cusub Horumarinta Koonfur Galbeed kaas oo diyaaritiisa mardhow ay bilaaban doonto.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.