Tababar ku saabsan Maamulka Keydsashada lacagta iyo Amaahda oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi qaadir Cumar Cabdulaahi Baasto ayaa magaalada Beydhabo kusoo xirey tababar socdey mudo labo isbuuc ah.

Tababarka ayaa waxaa ka faaiideystay 100 Haween islamarkaane laga soo kala xuley qaybaha kale duwan ee haweenka sida Barkacyaasha iyo haweenka kale ee magaalada tababarka ayaa wuxuu ku saabsanaa maamulka Keydsashada lacagta iyo Amaahda .

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud