Kulan looga hadlayay Isku xirka bulshada iyo Nabadda oo lagu qabtay Garowe

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kulan looga hadlayay Isku xirka bulshada iyo Nabadda ayaa lagu qabtay Magaalada Garowe.

Kulankaan ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Dowlada Hoose Magaalada Garoowe, Ururada Bulshada, Dhallinyaro iyo Haween.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey