Tababar ku saabsan ka hortagga iyo xakameynta cudurada faafa oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

0
42

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr’s maryan Xuseen ayaa magaalada muqdhisho tababar ku saabsanaa ka hortagga iyo xakameynta cudurada faafa ugu soo xirtay Qaar kamid ah Howlwadeenada Caafimaadka.

Tababarka oo socoday muddo Afar bilood ah ayaa waxaa kafaaiideystay 28 qof oo kamid ah hawl wadeenada Caafimaadka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.