Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay xarunta agoonta degmada Boondheere

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)-Marwada Madaxweynaha Soomalia Qamar Cali Cumar ayaa maanta deeq gargaar ah waxaay gaarsiisay xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ah ee degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir .

Deeqdaan oo ka Timid wadanka Sacuudiga ayaana ka koob Need Bur bariis sokor iyo timir iyadoona lagu Wareejiyay Maamulka xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ah ee degmada Boondheere.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq