Degmada Ufayn oo laga daahfuray garoon diyaaradeed

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bulshad Degmada Ufayn ee Gobolka Bari ayaa si isku tashi ah u dhisay garoon diyaradeed uu yeelaneyo degmadaas

xarig jaray Garoonkan  diyaaradeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuulinta gobolka bari ururada haweenka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen