Ganacsatada iibisa caanaha ee Baladweyne oo codsaday in loo dhiso suuqa.

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ganacasatada yar yar ee ku ganacsato suuqa Hoolka Caanaha oo ku yaala Xaafadda Hoolwadaag ee Baladweyne ayaa Hay’adaha Samafalka iyo maamulka Degmada ka codsaday in loo sameeyo suuq cusub oo ay ku ganacsadaan.

Ganacsatada Suuqa Hoolka Caanaha ayaa iibiya caanaha iyo khudaarta kuwaas oo sameeyn kala kulma gawaarida maadama suuqa uu saaran yahay laamiga dheer ee Xaafada Howl wadaag.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.