Mashruuca fidinta iyo adeega daawaynta xoolaha oo laga daah furay Hargeysa.

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada xanaanada Xoolaha Maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Hargeeysa ka Daah Furay Mashruuca Fidinta iyo Adeega Daaweynta 750,00 oo neef oo ku dhaqan Deeganada Maamulka Soomaliland.

Xaflada Daah furka mashruucaan waxaa ka qeyb Galay masuuliyiin ka socday wasaarada xanaanada Xoolaha Maamulka Soomaliland iyo shaqaalaha fulinta Mashruucaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinay Cabdinajiib Aweys Isaaq.