Daybeylaha xoogan ee badda oo looga digay kallumeysatada Soomaaliyeed.

0
64

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir Ku xigeenka wasaarada kaluumeysiga  Jubbaland Maxamed Cumar Buuno oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa kaluumeysatada ugu baaqay in ay qaataan wacyigilinta loosoo jeediyay.

Waxa uu tilmaamay in lagu jiro xiliyada dabeeylaha qatarna ay lakulmi karaan.

Warkan Waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan