Aabe ku nool Baladweyne oo nolosha caruurtiisa ka maareeya iibinta qaraha iyo mooska

0
108

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Cabduqadir cabdullaahi Maxamed oo kamid xoogsatada Baladweyne ayaa nolosha caruurtiisa ka maareeya iibinta Qaraha ,Mooska,iyo adeegyo kale kuwaasi uu ku dul iibiyo gaari kacan .

waxyaabaha uu iibiyo ayuu geeya meelaha ay dadka ku badanyihiin sida maqaayadaha,wadooyinka iyo goobaha ganacsiga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here