Aabe ku xanuunsan Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
135

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Raage xuseen liibaan oo kunool kaamka Alla bari ee magaalada Baldwyne islamarkaana ka xanuunsan lug iyo il ayaa wajahaya xaalad caafimaad darro iyo mid nololeed .

Xanuunka lugta ee aabahan ayaa soo biloowday isagoo dhallinyaro iyadoo markii danbe uu gaaray inuu ku soco waayo xanuunka haya aawgeed .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here