Aabe ku xanuunsan Baladweyne oo dalbaday in lasoo caawiyo

0
104

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Salaad cabdulle salaad waa abe somaliyeed oo ku nool magalada Baladweyne gaar ahaan xaafadda Holwadaag kaasi oo la xanunsan nabar ugu soo baxay lugta.

Salaad cabdulle ayaa aabe u ah 6 caruur ah oo u bahan in noloshoda la mareeyo madaama oo isga awoodin in oo u shaqeysto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.