Baledweyne ( Radio Beerlula )-Aabo isaaq Cismaan Cali waa aabo Soomaliyeed oo ku Nool Magaalada Baladweyne waxa uuna ka xanunsanyahay lugaha iyo indhaha .
Waxa uu horey u ahaa mid kamid ah darawalada kaxeeya gaadiidka xamuulka ah kaasoo uu kamaareynjiray nolosha qooyskiisa.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.