Aabo Soomaaliyeed oo ku nool Baladweyne oo nolosha qoyskiisa kamareeyo sameynta xaaqinka laga sameeyo geed baarka

0
1448

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ibraahim Yuusuf Tobane oo ah aabo Soomaaliyada isla markaana ku nool magaalada Baladweyne  ayaa mudo 15 sano ah nolosha qoyskiisa kamaareya xaaqinka laga sameeyo geedka  baarka.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here