Aagab nadaafad oo lagu wareejiyay maamulka degmada Jowhar

0
117

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Jowhar ayaa agab Nadaafadeed kala wareegay ururka nabadeynta IPN, oo kaashanaya hay’adda Bergof.

Munaasabada wareejinta agabkan ayaa waxaa kusugnaa maamulka degmada waxgarad madax kasocotay Hay,ada IPN.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here